Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Raisul Wasaaraha ayaa kasoo qayb galay kulanka Guddiga Qaran ee ka hortaga Lacag-dhaqidda iyo La- Degaalanka Maalgelinta Argagaxisada (NAMLC).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Hamze Cabdi Barre Raisul Wasaaraha JFS ayaa kasoo qayb galay kulanka maanta ay yeesheen Guddiga Qaran ee ka hortaga Lacag-dhaqidda iyo La- Degaalanka Maalgelinta Argagaxisada (NAMLC).
Read More
Xarunta warbixinada Maaliyadeed ee Soomaaliya waxay soo gabagabeysay tababaradii ugu horeeyey ee ay siiso hay’adaha maaliyadeed oo ku saabsan goAML
Xarunta Warbixinada Maaliyadeed ee Soomaaliya (FRC) ayaa soo gabagabeysay tababarkii ugu horeeyey ee goAML software kaasoo la siiyey Bangiyada iyo Xawaaladaha ganacsiga bilihii Sep. iyo Okt 2022.
Read More
Xarunta Warbixinta Maaliyadeed ee Soomaaliya (FIU) waxay heshiis is afgarad (MOU) la gashay dhigeeda (FIU) Isutagga Imaaraadka Carabta.
20kii Bisha May 2021, Agaasimayaasha (FIU) Soomaaliya iyo (FIU) UAE, waxay qabteen xaflad ay ku kala saxiixanayeen heshiis Isfaham (MoU) oo u dhaxeeyay Xarunta Warbixinta Maaliyadeed ee Soomaaliya (FIU) iyo (FIU) Isutagga Imaaraatka Carabta. Xafladaas oo lagu qabtay habka Fogaan arag ah, Isafgardkaasi, wuxuu muhiim u yahay labada hay’adood xoojinta iskaashiga iyo wada shqeyntooda, maadaama labada dalka ay leeyihiin howlo ganacsi oo ballaaran.
Read More
Xeer-ilaaliyeyaashu, waxay lamaane u noqonayaan xafiiska xwm si ay uga kaaliyaan dambiyada culus ee maaliyadeed.
Abriil 10, 2021, wakiilo ka socda xafiiska xeer ilaaliyaha guud ayaa soo booqday xafiiska XWM, markii ay yimaadeena, waxaa si dhaqsi leh ay u kormeereen si ay u fahmaan qaab dhismeedka waaxyada XWM iyo shaqooyinka mid kasta u gaarka ah. Xubnaha booqashada ku yimid iyo madaxda sare ee xwm, waxay wada fadhiisteen qolka kulamada ee xarunta oo ay ka bilaabatay howshii maalintaas.
Read More
Booqashada Shaqaalaha IMF, hormarinta qeybaha maaliyadda iyo dib-u-habaynta (CBS iyo XWM).
Bishii Abriil 07, 2021, Shaqaalaha IMF waxay ku booqdeen shir fogaan arag, hor-u-marka qeybaha Maaliyadda Soomaaliyeed iyo dib-u-habeyntooda oo ahaa habka fogaan araga (zoom).
Read More
Hagista lagu dalbanayo kormeerka ku salaysan u dhawaanshaha halista AML / CFT.
4 Maarso 2021 – kormeerayaashu, waxay kaalin muhiim ah ka qaateen ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada
Read More
Natiijooyinka guddiga hawleedka dhaqaalaha (FATF) Fadhiyadiisii 22, 24 iyo 25 Febraayo 2021.
Natiijooyinka guddiga hawleedka dhaqaalaha (FATF) Fadhiyadiisii 22, 24 iyo 25 Febraayo 2021.
Read More
Hay’adda guddi hawleedka dhaqaalaha (FATF) habka’ ee ay ku qiimeyso talooyinkeeda u hoggaansanaanta iyo wax ku oolka nidaamyada AML / CFT.
Hay’adda guddi hawleedka dhaqaalaha (FATF) habka' ee ay ku qiimeyso talooyinkeeda u hoggaansanaanta iyo wax ku oolka nidaamyada AML / CFT.
Read More
KULANKA 28aad EE MENAFATF
-
November 24, 2018
-
Beirut, Lebanese Republic
KULANKA 29aad EE MENAFATF
-
April 20, 2019
-
Amman, Hashemite Kingdom of Jordan
SHIRKA GUDIGA QARANKA EE NAMLC
-
June 22, 2019
-
Mogadishu- Somalia
AQOON ISWEYDAARSI
-
September 22, 2019
-
KUWAIT
Problem retrieving data from Twitter
Twitter error code: 32 - Could not authenticate you.
Please check your Rotating Tweets settings.
List in alphabetical order
https://scsanctions.un.org/consolidated
Search Sanction List
https://sanctionssearch.ofac.treas.gov/