Iskaashi Heer Qaran

Sida uu dhigayo Qodobka 21 (5) ee Xeerka AML/CFT ee 2016, FRC waxaa ay Heshiis Is-faham (MoU) iyo heshiisyo kale la geli kartaa hay’adaha dhaqangelinta sharciga, hay’adaha qaran ee wax-nidaamiya iyo hay’adah akale ee awoodda u leh si ay ula wadaagto macluumaadka lagamamaarmaanka u ah sidii ay hay’adda heleysa macluumaadka u fuliso mas’uuliyadaheeda iyo hawlaheeda. 

MagacaShabakada
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud https://agosomalia.so/en
Ciidanka Booliska Soomaaliyeedhttps://police.gov.so/en

The Financial Reporting Center had a fruitful meeting with mobile money service providers. The purpose of the engagement was to foster collaboration between mobile money service providers and FRC to ensure compliance with #AML/#CFT Act, and Reporting obligations. pic.twitter.com/Q10N1qWKef