Sida uu dhigayo Qodobka 14aad ee Xeerka AML/CFT ee 2016, hay’adaha warbixinta soo gudbinaya ee lagu qeexay Qodobka 4(1), (Hay’adaha Maaliyadda, sida Bankiyada iyo Xawaaladaha waa in ay dhaqdhaqaaqyada lacagaha badan u soo sheegaan Xarunta Warbixinnada Maaliyadeed (FRC). TUSAHAN HOOSE AYAA SHARXAYA Dhaqdhaqaaqa Lacagta Cadddaanka ah ee Badan ee dhacay muddada warbixinta ee la xusey.

The Financial Reporting Center had a fruitful meeting with mobile money service providers. The purpose of the engagement was to foster collaboration between mobile money service providers and FRC to ensure compliance with #AML/#CFT Act, and Reporting obligations. pic.twitter.com/Q10N1qWKef