Sida uu sheegayo Qodobka 23 (1) ee Xeerka AML/CFT ee 2016, hay’adaha warbixinaya ee lagu qeexay Qodobka 4 (1), (Hay’adaha Maaliyadda, sida Bankiyada iyo Xawaaladaha waa in ay warbixin aan wax la soo gudbiyo lahayn (NIL Report) ay u soo gudbiyaan Xarunta Warbixinnada Maaliyadeed (FRC) si ay uga soo baxaan waajibaadyada warbixineed ee ku xusan Qodobka 14aad ee Xeerka AML/CFT ee 2016. Tusahan hoose ayaa muujinaya Warbixinnada aan Wax La Soo Gudbiyo Lahayn oo la heley muddada warbixinta ee la xusey.

and those who fail to comply with the law will face consequences. The members and institutions involved in these matters should work together closely and avoid any actions that could create a gap between them. 3/3