Sida uu dhigayo Qodobka 14aad ee Xeerka AML/CFT ee 2016kii, hay’adaha warbixinnada soo gudbinaya ee lagu qeexay Qodobka 4 (1), (Hay’adaha Maaliyadeed, sida Bankiyada iyo Xawaaladaha waa in ay warbixinnada dhaqdhaqaaqyada shakiga leh ay u soo gudbiyaan Xarunta Warbixinnada Maaliyadeed (FRC). Tusahan hoose ayaa sharxaya Dhaqdhaaqyada Laga Shakiyey ee la soo gudbiyey muddo war-bixinneedda halkaa ku xusan.

The Financial Reporting Center had a fruitful meeting with mobile money service providers. The purpose of the engagement was to foster collaboration between mobile money service providers and FRC to ensure compliance with #AML/#CFT Act, and Reporting obligations. pic.twitter.com/Q10N1qWKef