TaariikhdaMowduuca
25/09/2018La-tashiga ugu dambeeyey ee xeer-nidaamiyeyaasha AML/CFT
1. Soo-jeedinta Qabyo-qoraalka Kama-dambeysta ah ee xeer-nidaamiyeyaasha, foomamka iyo dhabbe-tuseyaasha AML/CFT
2. Soo-jeedinta Faa’iidooyinka U-hoggaansamidda maamulka AML/CFT
3. Soo-jeedinta Raadadka ka dhalanaya u-hoggaansamid la’aanta xeer-nidaamiyeyaasha, foomamka iyo dhabbe-tuseyaasha AML/CFT
4. Soo-jeedinta Daraasad-xaaladeed: Nidaamka u-hoggaansamidda sharciga ee gobolka ka jira
26/07/2018Wadatashiga labaad ee xeer-nidaamiyeyaasha AML/CFT
1. Soo-jeedinta Qabyo-qoraalka 2aad ee Xeer-nidaamiyeyaasha, foomamka iyo dhabbe-tuseyaasha warbixinta ee AML/CTF
25/05/2018Wadatashiga koowaad ee xeer-nidaamiyeyaasha AML/CFT
2. Soo-jeedin ku saabsan tababarka iyo Imtixaanka Kediska ah ee AML/CFT
3. Soo-jeedin ku saabsan Qabyo-qraalka 1aad ee xeer-nidaamiyeyaasha, fomamka iyo dhabbe-tuseyaasha warbixinta ee AML/CFT
TaariikhMowduuc
25/07/2018Tababar hordhac ah oo ku saabsan sharciga AML/CFT oo loo qabto Qareennada, Nootaayooyinka iyo Caymiska.
TaariikhdaMowduuca
24 June 2019Madaxa Qaran ee U-hoggaansamidda Sharciga (NCF) ee Xawaaladaha
1. Soo-jeedin ku saabsan foomamka warbixinnada dhaqdhaqaaqyada laga shakiyo
2. Soo-jeedin ku saabsan Daraaseynta Qaran ee Halista
3. Soo-jeedin ku saabsan NAMLC iyo Guddigeeda Farsamada
4. Soo-jeedin ku saabsan la-shaqeyn caalami ah
5. Soo-jeedin ku saabsan Shabakada Internet-ka FRC ee cusub
20 June 2019Madaxa Qaran ee U-hoggaansamidda Sharciga (NCF) ee Bankiyada
1. Soo-jeedin ku saabsan Amniga Xogta ee gacan ku haynta macluumaadka laga helo Bankiyada
2. Soo-jeedin ku saabsan Qoraalka Hagidda ee dhaqdhaqaaq shaki leh
3. Soo-jeedin ku saabsan Daraaseynta Qaran ee Halista
4. Soo-jeedin ku saabsan NAMLC iyo Guddigeeda Farsamada
5. Soo-jeedin ku saabsan Shabakada Internet-ka FRC ee cusub
11/12/20181. Soo-jeedin ku saabsan Amniga Xogta ee gacan ku haynta macluumaadka laga helo Xawaaladaha
2. Soo-jeedin ku saabsan Qoraalka Hagidda ee dhaqdhaqaaq shaki leh
10/12/20181. Soo-jeedin ku saabsan Amniga Xogta ee gacan ku haynta macluumaadka laga helo Bangiyada
2. Soo-jeedin ku saabsan Qoraalka Hagidda ee dhaqdhaqaaq shaki leh
25/09/2018Hordhac Ku saabsan NCF

and those who fail to comply with the law will face consequences. The members and institutions involved in these matters should work together closely and avoid any actions that could create a gap between them. 3/3