Iskaashiga Caalamiga ah

Sida uu dhigayo qodobka 221 (13) ee Xeerka AML/CFT ee 2016kii, waxaa ay Heshiis Is-faham (MoU) iyo heshiisyo kale la geli kartaa hay’adaha ajnebiga ah ee dhiggeeda ah si ay heshiisyadaasi gacan uga geystaan una sii wanaajiyaan taabogalnimada iyo dhaqangelinta maamulka qaran ee ka-hortagga lacag-dhaqidda iyo la-dagaallanka maaliyadsiinta/maalgashiga argagaxisada. 

Wadan-kaShabakada
Djibouti
Ethiopiahttp://www.fic.gov.et
Sudanhttp://www.fiu.gov.sd
Tanzaniahttps://www.fiu.go.tz
Ugandahttps://fia.go.ug
United Arab Emirateshttps://www.uaefiu.gov.ae/en/

and those who fail to comply with the law will face consequences. The members and institutions involved in these matters should work together closely and avoid any actions that could create a gap between them. 3/3