FRC waxay ku wargilineysa habraacyada cusub ee lagu ansaxinayo hanaanka Qaadidda lacagaha Cadaanka ah ee la keenayo dalka iyo midda laga dhoofiyo. Nidaamyadan waxaa adeegsan doona Hay’adaha Maaliyadda ee Soomaaliya.