List in alphabetical order
https://scsanctions.un.org/consolidated
Search Sanction List
https://sanctionssearch.ofac.treas.gov/
BLOG POST
-
Mareykanka oo ka walaacsan ururinta dhaqaalaha Al-shabaab.
- February 1, 2021
- Posted by: Hamze osman
- Category: BLOG POST
No CommentsDowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay kororka ururinta maalgelinta sharci darrada ah ee koox argagixisada Soomaaliya oo xiriir la leh Al-Qaacida “Al-Shabaab”.
Wakiilka Joogtada ah Qaramada Midoobay ee Mareykanka, Danjire Kelly Craft ayaa u sheegtay Golaha Amniga UN-ka maalintii Isniinta in Shabaab ay weli wado habab sharci daro ah oo lacag ugu uruuriso howlaheeda. -
Xarunta Warbixinada Maaliyadda
- April 24, 2019
- Posted by: admin
- Category: BLOG POST
Waa maxay Xarunta Warbixinada Maaliyadda? Muxuu qabtaa FRC? Door sidee ah ayaa uu ka ciyaaraa la-dagaallanka lacag-dhaqidda iyo maalgashiga/maaliyadsiinta argagaxisada?
- 1
- 2