JAMHUURIYADDA FEDERAALKA AH EE SOOMAALIYA OO KA-QAYBGASHEY SHIRKII 28aad EE LOO DHAMMAA EE MENFATF
24 – 28 Nofembar 2018 – Beyruut, Libnaan.
Shirkii 28aad ee Loo Dhammaa ee Tallaabo-qaadka Maaliyadeed ee Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika
Guddiga Farsamada (MENAFATF) ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Maalgashiga Argagaxisada.


