List in alphabetical order
https://scsanctions.un.org/consolidated
Search Sanction List
https://sanctionssearch.ofac.treas.gov/
War-Saxaafadeed
-
KULANKA GUDDIGA QARAN EE KA-HORTAGA LACAG DHAQIDDA & LA-DAGAALANKA MAALGELINTA ARGA-GIXISADA (NAMLC)
- May 18, 2021
- Posted by: Hamze osman
- Category: War-Saxaafadeed
No Comments
Guddiga Qaran Ee Ka-hortaga Lacag dhaqidda & La-dagaalanka Maalgelinta Arga-gixisada
NAMLC, ayaa taariikhdu markay aheyd 11-kii May 2021 ku kulmay shirkooda sedex biloodlaha
ahaa Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda. -
WADATASHIGA SARE EE WARBIXINTA QIIMEYNTA KHATARTA QARANKA SOOMAALIYA
- February 2, 2021
- Posted by: Hamze osman
- Category: War-Saxaafadeed
Kulan Wadatashi sare ee warbixinta Qiimeynta Khatarta Qaranka (NRA), waxaa lagu qabanayaa Hotel Decale, Muqdisho Janaayo 23, 2021. Wadatashiga, waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Xafiiska Wasiirka 1aad ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xarunta Warbixinta Maaliyadeed (FRC), wuxuu ahaa mid muhiim u ah saldhigga iskaashiga hay’adaha dowladda Soomaaliya in ay aqoonsadaan khataraha qaranka iyo u nuglaanta halista saameynta ay ku leeyihiin dhaqaalaha dalka Soomaaliya.
-
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA AYAA KA QEYBGASHAY KALFADHIGA 30-AAD EE MADASHA MENAFATF EE LAGUQABTAY MAGAALADA QAAHIRA EE DALKA MASAR
- December 3, 2019
- Posted by: admin
- Category: War-Saxaafadeed
Xarunta Warbixinta Maaliyadeed (FRC) waxay ka soo qeybgashay Shirweynihii 30aad ee Wada tashi ee Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika ee Waxqabadka Dhaqaalaha (MENAFATF) ee la xiriira la dagaallanka Lacagta iyo La Dagaalanka Maalgelinta Argagixisada oo lagu qabtay Qaahira, Masar.
-
GUULIHII UGU WAAWEYNAA EE NIDAAMKA AML / CFT EE SOOMAALIYA
- August 18, 2019
- Posted by: admin
- Category: War-Saxaafadeed
Waxaa jira faham wanaagsan oo ka jira Soomaaliya in dhibaatooyinka ugu muhiimsan ee carqaladeeya amniga iyo horumarka waddanku ay yihiin maalgelinta argaggixisada, hay’adaha dambiyada, musuqmaasuqa, khayaanada iyo ku xadgudubka nidaamka maaliyadeed.
-
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA AH EE SOOMAALIYA SHIRKA GUDDIGA QARAN EE LA-DAGAALANKA LACAG-DHAQIDDA EE SOOMAALIYA (NAMLC) 22-JUUNYO-2019
- June 24, 2019
- Posted by: admin
- Category: War-Saxaafadeed
Xubnaha gudigga NAMLC ayaa 22kii Juunyo 2019 ku shirey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Muqdisho. NAMLC ayaa mas’uuliyad kormeer ku leh maamulka AML/CFT ee Soomaaliya
-
JAMHUURIYADDA FEDERALKA EE SOOMAALIYA OO KA-QAYBASHEY SHIRKII 29aad EE LOO DHAMMAA EE MENAFATF 20-25 ABRIIL 2019-AMMAN, JORDON
- June 20, 2019
- Posted by: admin
- Category: War-Saxaafadeed
Xarunta Warbixinnada Maaliyadeed (FRC) ayaa ka-qaybgashey Shirkii 29aad ee Loo Dhammaa ee Guddiga Farsmada ee Tallaabo-qaadka Maaliyadeed (MENAFATF) ee Bariaga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Maalgashiga Argagaxisada ee lagu qabtey magaalada Amman ee dalka Jordan.
-
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA AH EE SOOMAALIYA OO KA-QAYBGASHEY SHIRKII 28aad EE LOO DHAMMAA EE MENFATF
- April 24, 2019
- Posted by: admin
- Category: War-Saxaafadeed
24 – 28 Nofembar 2018 – Beyruut, Libnaan.Shirkii 28aad ee Loo Dhammaa ee Tallaabo-qaadka Maaliyadeed ee Bariga Dhexe iyo Waqooyiga AfrikaGuddiga Farsamada (MENAFATF) ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Maalgashiga Argagaxisada.
-
Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda ee Soomaaliya (NAMLC) oo shir yeeshey 27kii Oktoobar 2018
- April 24, 2019
- Posted by: admin
- Category: War-Saxaafadeed
Xubnaha guddiga NAMLC ayaa 27kii Oktoobar shirka ku yeeshey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Muqdisho. Shirka waxaa guddoominayey Wasiirka Maaliyadda waxaana xoghayn u ahaa Agaasimaha Xarunta Warbixinnada Maaliyadeed (FRC).
-
Aqoon-is-weydaarsiga Abla-ableynta iyo Karti-dhisidda ee Wadajirka ah ee Bariga Dhexe iyo Afrika
- April 24, 2019
- Posted by: admin
- Category: War-Saxaafadeed
Aqoon-is-weydaarsiga Abla-ableynta iyo Karti-dhisidda ee Wadajirka ah ee Bariga Dhexe iyo Afrika 22-25 Jannaayo 2018, Rabat, Boqortooyada Morocco,
-
Xarunta Warbixinnada Maaliyadeed, War-saxaafadeed.
- April 24, 2019
- Posted by: admin
- Category: War-Saxaafadeed
Shirkii ugu horreeyey ee ay ku baaqeen xarunta FRC iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa Muqdisho lagu qabtey 18-19 Abriil si loo soo jeediyo maamulka u-hoggaansamidda iyo kormeerka FRC..
- 1
- 2


